Sunday, January 21st, 2018

C/raxmaan C/shakuur: “Madaxtooyada Ayaa Laga Soo Abaabulaa Dilalka Qorsheysan ee Ka Dhaca Muqdisho” Dhageyso

Siyaasi cabdiraxmaan cabdishakuur oo magaalada muqdisho kula hadlayay Warbaahinta ayaa eedeen dusha uga tuuray madaxda ugu sareysa dowlada Somaaliya.

Cabdiraxmaan cabdishakuur ayaa sheegay in madaxtooyada Soomaaliya laga soo abaabulo dilalka qorsheysan ee Magaaladda muqdisho ka dhaco iyo sidoo kale in laga soo abaabulo maxkamadeynta aan sharciga aheen ee lagula kaco siyaasiyiinta mucaaradka ee ku sugan guda soomaaliya.

Waxuu sido kale siyaasiga sheegay in hey’adaha garsoorka ayka indha la yihiin dhibaatooyinkaas ka dhacaya gudaha somaaliya, taasna ay muujineyso iney mugdi gashay sareyntii sharciga.

Halkaan ka Dhageyso Codka Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur


 

Xigasho.net

Mogadishu- Somalia

Xigashonet@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

QORMOOYIN XIISA LEH
Wararkii Hore..