Sunday, January 21st, 2018

Akshay Kumar Iyo Twinkle Khanna Dabaal Daga Wey Soo Dhameysteen Ayagoo Airport-ga Soo Caga Dhigten (+Sawiro)

Super Star Akshay Kumar iyo Xaaskisa Twinkle Khanna waxay dabaal dag ujireen Cape Town ayagoo sanadka cusub halkaas ugu soo dabaal dagayeen.

Ugu dambeynse wey soo laabten maadama howl badan u yaalan, Super Star-kana aya sido kale dhalashada xaaskisa halkaas ugu soo dabaal dagayey.

Farxad iyo damaashad kadib waxaa sawiro laga soo qabtay qoyskan oo soo caga dhigten Airport-ga, Akki 26 Jan waxaa usoo bixi doona filmkiisa Padman.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Laga Soo Qabtay Kumar Family:

 

Xigasho.net

Mogadishu- Somalia

Xigashonet@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

QORMOOYIN XIISA LEH
Wararkii Hore..