Sunday, January 21st, 2018

Priyanka Chopra” Waan Jeclahay Dadka Idaba Gala Oo Arimaheyga Baara”

Atirishada Priyanka Chopra waxba uma aragto dadka afaaraheda qaaska ah daba gal kusameya marka baraha bulshada la joogo.

Xidigtaan ayaa kasoo muuqan doonto showga caanka ah ee Tv-yada ka baxa kaaso lagu magacaabo “India’s Next Superstars”

Hadaba xidigtaan ayaa sheegtay in ay si joogta ah u ilaaliso barteeda Instagramka sido kalena ogaato dadka ayada baaritaanka ku haya xili walba.

“aad baan ugu faraxsanahay inaad wax badan arimaheyga ka ogaataan, waan jeclahay markee dadka idaba gaaln oo arimaheyga ogaanayaan, nafsad ahaanteyda xili walba Instagramka waan fiiriya si aan u ogaado dadka baaritaanka igu hayo waana ku farxaa xaqiiq ahaan.”

 

Xigasho.net

Mogadishu- Somalia

Xigashonet@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

QORMOOYIN XIISA LEH
Wararkii Hore..