Sunday, January 21st, 2018

War Deg Deg:-Kooxo Hubeysan oo Goordhaweyd Dilay Aabaha Mas’uul Ka Tirsan Dowladda

Kooxo hubeysan ayaa goordhaweyd Magaaladda muqdisho waxa ay ku dileen aabaha Gudoomiyaha Maxkamadda Darajadda 1aad ee Ciidamadda Qalabka Sidda ee Soomaaliya Col Xasan Cali Nuur GaryaqaanShuute.

Dilkaan ayaa dhacay abaaro 07:15-daqiiqo ee caawa.

Dib baan idin kaga soo gudbin doonaa faah-faahinta warkaan.

Xigasho.net

Mogadishu- Somalia

Xigashonet@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

QORMOOYIN XIISA LEH
Wararkii Hore..