Sunday, January 21st, 2018

Kareena Kapoor Khan Soojiidashada Ay Latimid Dad Badan Ayee Qalbiga Kaga Xaday Iyo Sawiro Shidan!!

Kareena Kapoor Khan miyaa mise waa qof kale shaki ayaa kaa galaya, sida ay isku dhistay xidigtaan jir ahaan, sidaan wada ogeyn Kareena markee uurka lahed iyo markee umusha kujirtay aad iyo aad ayee u buurneyd oo miisaankeda wuu culusaa.

Balse hadaer sida deg deg ah ee ay miisanka isaga riday ayaa dadka oodhan ka yaabisay sido kale sawirada ay la timid iyo Fashion-ka ay ka qeyb gashay dhamaadki sanadki hore 2017 waxay ahaayen mid heer sare ah ayadoo meel walba kaga guuleysaneysay atirishooyinka kale.

Hadaba Kareena sanadkan cusub waxay ku bilaawatay sawiro soo jiidasho leh kuwaaso inta badan u muuqdaan sawiro ay xirantahay dharka dabaasha loogu talo galay.

Kareena wey soo laabatay sanadkaana waxay rabtaa awood inee ku qabsato Bollywoodka, nala daawo sawirada Kareena laga soo bandhigay.

kareena

kareena-1

kareena-kapoor1

kareena-kapoor2

kareena-kapoor4

kareena-kapoor5

kareena-kapoor6

kareena-kapoor7

Xigasho.net

Mogadishu- Somalia

Xigashonet@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

QORMOOYIN XIISA LEH
Wararkii Hore..