Sunday, January 21st, 2018

Alia Bhatt Sanadka Cusub Shopping Qaali Ah Ayee Sameysatay Qiimo Ahaana Dadko Dhan Ma Gadan Karaan!!

Alia Bhatt ayaa wali ku dhexjirta damaashadka sanadka cusub  waxayna ka bixi la’dahay inee hadba meel u safarto ayadoo shalay iyo maanta lagu arko Airport-yo kala duwan.

Alia Sanadkii tagay 2017 si wanaagsan ayee kudhameysatay maadama filmkeeda Badrinath Ki Dulhania Super Hit weyn noqday.

Hadaba xidigtaan ayaa la arkay Shopping ka ay soo sameystay xiliyo kala duwan maalmahan ayadoo ku sugneyd Airport-ga.

Sawirka sare idiin kaga muuqdo Alia Bhatt dharka iyo boorsada qiimo ahaan lacagohada waxay ku fadhiyaan lacago gaaraya $987 waa is kudar ahaan.

Balse marka lakala saaro boorsada ay sidato kaliya waa $893 halka dharka la calaameyay ee ay xirantahay kufadhiyaan $90.

Hadaba AKhriste Alia Bhatt Shopping Qaali Ah Miyeesameysatay?

 

Xigasho.net

Mogadishu- Somalia

Xigashonet@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

QORMOOYIN XIISA LEH
Wararkii Hore..