Sunday, January 21st, 2018

Aqalka Sare oo War Kasoo Saaray Weerarkii Lagu Qaaday Hoyga Senator Cabdi Qeybdiid

Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qaraar ka soo saaray weerarkii lagu qaaday guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid uu ka dagan yahay magaalada Muqdisho.

Qaraarka ayaa lagu amray in maxkamad la soo taago ciidamadii ka qeyb qaatay weerarka ka qeyb qaatay.

Xigasho.net

Mogadishu- Somalia

Xigashonet@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

QORMOOYIN XIISA LEH
Wararkii Hore..