Sunday, January 21st, 2018

Dowladda Soomaaliya oo Farriin u Dirtay Maamulada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta Lagu Barto

Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa soo saartay War saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha diinta lagu barto ee ku yaalla Magaaladda Muqdisho iyo dhammaan Gobolada dalka Soomaaliya.

Qoraalka War saxaafadeedka ay soo saartay Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha diinta XFS oo lasoo gaarsiiyey idaacadda Simba, ayaa sidan u qornaa:-

Xigasho.net

Mogadishu- Somalia

Xigashonet@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

QORMOOYIN XIISA LEH
Wararkii Hore..