Sunday, January 21st, 2018

Akhriso:-Taliye Boolis Cusub oo Loo Magacaabay Gobolka Mudug

Sii hayaha Taliyaha ciidanka booliska Puntland gaashaanle sare Cabdulaahi Shirre Doole, ayaa magacaabay taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug Waxana xilkaan loo magacaabay G/dhexe Axmed Cismaan Cali.

Sidoo kale, taliyaha ayaa magacaabay taliyaha laanta ilaalinta canshuuraha ee gobolka Mudug, waxaana loo magacaabay Farxaan Maxamed Cali.

Xigasho.net

Mogadishu- Somalia

Xigashonet@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

QORMOOYIN XIISA LEH
Wararkii Hore..